DEG-DEG: Garsooraha Soomaaliyeed, Cabdiqawi Axmed Yuusuf, ayaa iska casilaya xubinimada Maxkmadda Caalamiga ee ICJ wixii ka dambeeya Sep 2025. Cabdiqawi ayaa ICJ ka tirsana tan iyo 2009-kii.
DEG-DEG: Garsooraha Soomaaliyeed, Cabdiqawi Axmed Yuusuf, ayaa iska casilaya xubinimada Maxkmadda Caalamiga ee ICJ wixii ka dambeeya Sep 2025.
Cabdiqawi ayaa ICJ ka tirsana tan iyo 2009-kii.
Comments
Post a Comment