The ISR|L has announced new attacks on Iran, and has marked many locations including coastal areas and the vicinity of the ISR|L nuclear facilities, and has warned its people to take shelter underground. The Iranian Revolutionary Guards have said they are conducting a major offensive against the ISR|L "3RD COMMITMENT".
ISR|L ayaa ku dhawaaqday in ay jiraan weeraro cusub oo kasoo wajahan IRAN, goobo badan ayaa la calaamadiyey oo ay ku jiraan dhinacyada xeebaha iyo agagaarka hubka Nuclear-ka ee ISR|L, digtooni ayay fartay dadkeeda in ay dhulka hoose galaan.
Ilaalada Kacaanka IRAN ayaa sheegay in ay wadayaan duulaan xoog leh oo ka dhan ah ISR|L "BALANQAADKA 3AAD".
Comments
Post a Comment